..
..
 
 
 

Somali Links
Afdheer.com
African M Videos
Xoghaye.com
AllBanadir
Ceelderaad
Alldalka Allmudugnews                
Allpuntland
Allwadani
AminArts
Anfax.com
Arladitv.com
Banadir
Banadir City
Banadir Media
Banadir24.com
Baydhabo.com
BBC Somali
Bclub19.com
Bishaaro.com
Blue Star studio
Boondheere
Bulshoweyn
buuloburde.com
Buurhakaba
Buurweyn.net
Calanka.com
calayaale.com
Ceelbuurnet
Ceelbuuronline
Dadka.net
Dalkanews.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com
Doollo.com
Dulmane.com
Gobolkab.com
Gololey.com
Google News
Goolka.com
Hadhwanaag
Halgan.net
Halganka.net
Hamarey.com
Hiiraan
Hiiraancenter.
Hiiraannet.com
Hobyo-one.com
Homelandm.net
Hornafrik.com
Horseednet.com
Iibka.com
Iqrapress.com
Iqrasomali.com
Irin News
Jammaame.
Janaale.com
jawiil.com
Jaziro.com
Jijigawe.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews
Jowharonline.
Kubadda.com
Kulmis.com
Maaryaa.net
Markacadeey
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midgaan.com
Midnimo.com
Mogadishuni
Mudugonline
Mudulood.com
Mugadishoc
Onkod.net
Osmanart.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Ruunkinet.com
Saakow.com
Sahanradio.net
Saxafada.com
Shabelle.net
Solamusic.net
Somaaljecel.
Somali Links
Somali woman
Somaliawatch
Somaliedu.com
Somaliriyemen
Somaliswiss.c
Somaliswiss.net
Somaliweyn
Somsports.com
Stavangerstars
TV Horseed
TV Somali l
TV Somali Star
TV Universal.tv
Ufurow.com
Wadanka.com
Wanlaweyn.net
Wargeyska
Warqabad.com
Widhwidh.com
Xamardaye.com
Xamarnews.
Yaaqshid.com
Yamays.com
 




 

Waqtinews.Dec 30, 2008 Maxamed Qanyare  oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay  inuu u sharaxan yahay xilka madaxtinimada Soomaaliya....sii akhri


Waqtinews.Dec 30, 2008  Gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed dheere) ayey hubkiisii inta badneyd maanta  kala wareegeen ciidamada Itoobiya......sii akhri


Waqtinews.Dec 29, 2008 Madaxweynihii dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa iska casilay xilkii madaxweynenimo ee mudada afarta sanadood ah uu hayey.
.....sii akhri


 

Waqtinews.Dec 28, 2008 Tiro ka mid ah ciidanka ilaalada madaxtooyada iyo qoysaskooda ayaa maanta lagu arkayey iyaga oo dhooban garoonka dayuuradaha ee Muqdisho halkaa oo ay uga duulayeen  puntland oo markoodii hore ay ka yimaadeen.....sii akhri


 

Waqtinews.D 28, 2008 Tiro ka mid ah ciidanka ilaalada madaxtooyada iyo qoysaskooda ayaa maanta lagu arkayey iyaga oo dhooban garoonka dayuuradaha ee Muqdisho halkaa oo ay uga duulayeen  puntland oo markoodii hore ay ka yimaadeen.....sii akhri


 

Waqtinews.Dec. 24, 2008 Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu soo waramayaa inuu isu diyaarinayo inuu xilka ka dego maalinta Sabtida ah ee soo socota.
...sii akhri


 

Waqtinews.Dec. 24, 2008 Gudoomiyaha dib u xoreynta dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Sheekh C/raxmaan Janaqoow oo ka mid ah masuuliyiinta ugu sareysa ee isbaheysigaasi ayaa waxa ay goor dhow ka soo degeen garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho....sii akhri


 

Waqtinews. Dec. 21, 2008  Siyaasigii caanka ahaa Xuseen Xaaji Maxamed (Bood) ayaa xalay ku geeriyooday cusbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib markii dhowr maalmood halkaa ku xanuunsanayey.....sii akhri


 

Waqtinews. Dec. 21, 2008  Dagaalyahano Islaamig ah ayaa la  wareegay gacan ku heynta degmadda Hobyo kadib dagaal xalay fiidkii halkaa ku dhex maray iyaga iyo kooxo burcad badeed ah...sii akhri


 

Waqtinews. Dec. 20, 2008  Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah C/laahi Yuusuf ayaa maanta ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya xili ay jirto xayiraad xaga socdaalka oo Kenya ay ku soo rogtay.
....sii akhri


 

Waqtinews. Dec. 19, 2008 Wararka naga soo gaaraya Jibuuti waxa ay sheegayaan in halkaa ay ku sugan yihiin gudoomiyaha dib u xoreynta  sheekh Shariif , Ra'iisul wasaare Nuur cade iyo madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale  iyo senetaro ka socda dalka Mareykanka....sii akhri


 

Waqtinews. Dec. 18, 2008 Ra'iisul wasaaraha dowladda kmg Soomaaliya  Nuur cade ayaa lagu wadaa inuu goor dhow soo gaaro  Muqdisho kadibna uu uga sii gudbo dalka Jibuuti halkaa oo ka sii ambaqaadi doono wadahadaladii  u dhexeeyey isbaheysiga dib u xoreynta dalka iyo dowladda ku meel gaarka ah.........sii akhri


 

Waqtinews. Dec. 15, 2008 Baarlamaanka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa saakay codka kalsoonida ah u qaaday isla markaana ansixiyey xukuumada uu hogaamiyo ra'iisul wasaare Nuur cade oo uu shalay madaxweyne Yuusuf sheegay inuu kala diray.......sii akhri


   Waqtinews. Dec. 15, 2008 Weriye ciraaqi ahaa labadiisa kabood ku weeraray madaxweynaha Mareykanka  Bush xili uu shalay ka hadlayey shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Baqdaad ......sii akhri Daawo filim ahaan  


 

Waqtinews. Dec. 15, 2008 Ra'iisul wasaaraha dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (nuur cade) ayaa saakay xukuumadiisii horgeeyey golaha baarlamaanka, waxaana uu wax kama jiraan ku tilmaamay go'aankii shalay madaxweynuhu xilka uga qaaday isaga....sii akhri


 

Waqtinews. Dec. 15, 2008 Andinet, oo ah mid ka mid ah 9 markab oo ay leedahay sharikad xamuul oo Itoobiyaan ah aya si lama filaaan ah uga badbaadey weerar ay kusoo qaadeen burcad badeed Soomaali ah, halka markab kale oo lagu magacaabo MV Gibe oo ay isla Itoobiya leedahayna uu ka baxsaday weerar kan oo kale ah kadib markii ay usoo gurmadeen ciidamada badda dalka Hindiya. .....sii akhri


 

Waqtinews. Dec. 15, 2008 Kadib markii ay ay dowlada Jabuuti dib usoo cusbooneysiisay qorshe lacag dheeraad ah oo dhan 22 milyan iyo bar doolar sanadkii lagu dalacayo tariifada laga qaado adeegyada ay dekeda Jabuuti u sameeyso dalka Ethiopia ee aan bada laheyn ayaa waxaa arintaa aad uga gilgishey dowlada Ethiopia oo ka dhawaajisay inay taasi u keeni doonto sicir barar dheeraad ah sida ay wakaalada wararka ee Reuters kasoo xigatay hogaamiyaasha ganaci ee Ethiopia......sii akhri


 

Waqtinews.Dec. 14, 2008 Ra'iisul wasaaraha  ku meel gaarka ah   Nuur cade ayaa sheegay in aanu madaxweynuhu awood dastuuri ah u lahayn xil ka qaadista...sii akhri


 

Waqtinews.Dec. 14, 2008 Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf  ayaa  ku dhawaaqay inuu xil ka qaadis ku sameeyey ra'iisul wasaare nuur cade ....sii akhri


 

Waqtinews.Nov. 27, 2008 Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah Cabdullaahi Yuusuf  ayaa maanta lagu wadaa inuu ka qeyb galo xaflad lagu caleemo saarayo boqor la sheegay inay yeelanayaan beelaha Daarood, iyadoo xafladaasi ay ka dhaceyso degmadda Qardho....


 

Waqtinews.Nov. 25, 2008 Xildhibaan Xasan Dhimbil warsame oo ka tirsanaa mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisii xildhibaanimo ee uu ka hayey baarlamaanka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya....sii akhri


 

Waqtinews.Nov 21, 2008 Sadex Xubnood oo ka tirsan madaxda sare ee Alshabaab ayaa xayiraad xaga dhaqaalaha iyo safarkaba ah lagu soo rogay sida ku xusan hadal ay soo saartay wasaarada maaliyadda ee dalka Mareykanka...sii akhri


 

Waqtinews. Nov 19, 2008 Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa ku eedeeyey ciidamada Burundi ee ku sugan magaalada Muqdisho inay shacabka u geysanayaan barakac baahsan...sii akhri


 

Waqtinews. Nov 18, 2008 Wasiirada arimaha dibadda ee urur goboleeda IGAD ayaa maanta waxa ay ku kulmayaan Addis ababa iyaga oo ka wada hadlaya xaaladda la soo deristay dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya......sii akhri


 

Waqtinews. Nov 18, 2008 Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax  ayaa ku eedeeyey in madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah C/laahi Yuusuf aanu dooneyn in lagu dhaqmo sharciga iyo....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 18, 2008 Wasiirada arimaha dibadda ee urur goboleeda IGAD ayaa maanta waxa ay ku kulmayaan Addis ababa iyaga oo ka wada hadlaya xaaladda la soo deristay dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya......sii akhri


 

Waqtinews. Nov 18, 2008 Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax  ayaa ku eedeeyey in madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah C/laahi Yuusuf aanu dooneyn in lagu dhaqmo sharciga iyo....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 16, 2008  Ra'iisul wasaare Nuur cade ayaa maanta ku dhawaaqay xubnihii ka dhimanaa xukuumada ku meel gaarka ah isagoo ku eedeeyey madaxweyne Yuusuf inuu jilaafeynayo dadaalada nabadeed ......sii akhri


 

Waqtinews. Nov 16, 2008  R Xildhibaan Cabdi Cabdulle (jinni boqor) oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in hadalkii madaxweyne Yuusuf uu shalay ka jeediyey qadadii uu u sameeyey qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka uu ahaa mid calaacal ah.......sii akhri


 

Waqtinews. Nov 15, 2008 Tiro ka tirsan xildhibaaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku sii qulqulaya halka uu ka degen yahay magaalada Nairobi madaxweynaha dowladda kmg  C/laahi Yuusuf Axmed kadib markii uu ku casuumay munaasabad qado ah.


 

Waqtinews. Nov 15, 2008  Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa degmada Afgooye  ayaa la sheegay in qeybtoodii ugu dambeysay xalay ay halkaa isaga soo dhaqaaqeen iyaga oo u soo dhaqaaqay dhinaca magaalada Muqdisho......sii akhri


 

Waqtinews. Nov 14, 2008 Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah C/laahi Yuusuf iyo ra'iisul wasaare Nuur cade ayaa la filayaa maanta inay soo gaaraan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kadib markii lagu guuldareystay dadaal xukuumada Adis ababa ay dooneeysay inay isugu soo dhoweyso labadan masuul oo mudooyinka khilaaf xoogani ka dhex taagnaaa.....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 14, 2008 Taliye ku xigeenkii saldhiga boliiska ee degmada Jowhar ee maamulka maxaakiimta Islaamiga ah ayaa ku geeriyooday iska horimaad xalay degmadaasi ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan maxaakiimta Islaamiga ah.
...sii akhri


 

Waqtinews. Nov 13, 2008  Ciidamada jabhadda Islaamiga ah Soomaaliyeed oo ka mid ah kooxaha Islaamiga ah ee dagaaladda kula jira ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka ayaa waxa ay si nabad galyo ah kula wareegeen degaanada Awdheegle iyo Bariire oo ka tirsan gobalka Shabeelada hoose....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 13, 2008  Ciidamo ka tirsan maxaakiimta Islaamiga ah ayaa xalay la wareegay deegaanka ceelasha biyaha oo u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye halkaa oo ay ku barakaceen dadkii isaga cararay dagaaladii mudooyinkan ka dhacayey magaalada Muqdisho...sii akhri


  Waqtinews. Nov 12, 2008  Dhaqdhaqaaqa  Alshabaab ayaa saakay  la wareegay gacan ku heynta magaalada Marka  kadib markii ay halkaa ay xalay isaga baxeen maamulkii ka ariminayey.

 

Waqtinews. Nov 12, 2008  Kooxo hubeysay ayaa xalay magaalada Baydhabo ku dhaawacay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda ku meel gaarka ah oo macagiisa lagu sheegay G/dhexe C/laahi Qaasim Ibraahim....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 10, 2008  Afhayeenka howlgalada maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliya Sheekh C/raxiim Ciise Cadoow ayaa sheegay in iyaga iyo culumaa'udiinkan ay isku afgarteen wadada ay u marayaan xalinta khilaafaadka u dhexeeya garabyada kala duwan ee maxaakiimta Islaamiga ah......sii akhri


 

Waqtinews. Nov 10, 2008 Afhayeen u hadlay gudiga ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa beeniyey warkaan ka soo yeeray afhayeenka ciidamada dowladda ku meel gaarka ah waxaana uu sheegay talaabo loogu marmarsiyoonayo in lagu soo galo suuqa Bakaaraha laguna boobo hantidii ku hartay suuqa.
...
...sii akhri


 

Waqtinews. Nov 09, 2008 Tiradda dada ku geeriyooday dagaaladii maanta ka dhacay degmooyinka Wardhiigleey iyo Hodan ayaa sii kordheysa iyadoo cusbitaalada Muqdisho iyo hareeraheeda ku yaalana la dhigay dhaawacyo u badan caruur iyo haween.....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 09, 2008 Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa sheegay inay maamul ka madax banaan dowladda ku meel gaarka ah u dhisayaan gobalka Banaadir oo ah caasimadii dalka Soomaaliya.....sii akhri


Waqtinews. Nov 08, 2008 Goobihii dagaaladu shalay iyo xalay ku dhex mareen ciidamada Itoobiya iyo xoogaga Alshabaab ayaa haatan degan iyadoo dadkuna ay weli cabsi ka muujinayaan in...sii akhri


 

Waqtinews. Nov 08, 2008 Inta la og yahay afar iyo toban ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana waa ay ku dhaawacmeen madaafiic ciidamada Itoobiya ay la beegsadeen suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kadib markii ay weeraro kala kulmeen xoogaga ka soo horjeeda joogitaankooda dalka....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 06, 2008 Shaqaale ka tirsan Q.midoobay iyo duuliyayaasha dayuuradii ay ku duuli lahaayeen oo shalay laga afduubtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Dhuusa mareeb ayaa maalintii labaad gacanta ugu jira maliishiyooyinkii qafaashay...sii akhri


 

Waqtinews. Nov 05, 2008  Gudoomiyaha Isbaheysiga dib u xoreynta dalka Sheekh Shariif  oo maalintii labaad ku sugan magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiraan ayaa lagu wadaa inuu meel fagaare ah maanta kula hadlo shacabka magaaladaas .....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 05, 2008 Barack Husein Obama oo ka soo jeeda dadka madoow ee dalka Mareykanka ku dhaqan  ayaa ku guuleystay xilka madaxtinimada dalka Mareykanka.....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 04, 2008  Axmed Diiriyo oo afhayeen u ah golaha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa ka hadlay kulan ay magaalada Jowhar kula yeesheen gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta dalka Sheekh Shariif .....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 04, 2008 Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah gudi culumaa'udiin ah oo ku howlan dhex dhexaadinta garabyada isbaheysiga dib u xoreynta dalka ee uu mudooyinkii dambe uu soo dhex galay khilaafka dhinaca fakirka ah ayaa ka warbixiyey halka ay howshoodu u mareyso......sii akhri


Waqtinews. Nov 03, 2008 Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka ku meel gaarka ah ayaa bilaabay olole xoogan oo ay ku dalbanayaan in madaxweynuhu uu u soo gudbiyo warqad caafimaad oo lagu ogaanayo in uu xilka sii wadi karo....sii akhri


Al-shabaab oo ka qudbeeyay magaalada garbahaarey ee xarunta gobolka gobolka gado.

 

Waqtinews. Nov 02, 2008 Wararka laga helayo magaalada garbahaarey ee xarunta gobolka gado ayaa sheegaya in shalay gabal dhicii ay xoogag tabacsan ururka al-shabaab oo labo malin kahor gaaray magaalada Garbahaarey ay meel fagaaro ah kala hadleen dadka magaladaasi garbahaarey.....sii akhri

 


 

Waqtinews. Nov 01, 2008 Gudoomiyaha dib u xoreynta dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka soo degay magaalada Jowhar ee gobalka Shabeelada dhexe oo ay gacanta ku hayaan ciidamo ka tirsan maxaakiimta..sii akhri


 

Waqtinews. Nov 01, 2008 Gudoomiyaha degmadda Baydhaba ee Xasan Macalin (Biikolo) ayaa goor dhow lagu dhaawacay weerar loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay taasoo lala beegsaday gaari uu saarnaa uu marayey bartamaha magaaladaasi....sii akhri


 

Waqtinews. Nov 01, 2008 Ciidamada Itoobiya ee ku sugan degaanka Feerfeer ee xadka gobalka Hiiraan uu la wadaago Itoobiya ayaa xabsiga dhigay gudoomiyihii hore ee gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar (daba geed) kadib markii uu diiday amar ay Itoobiyaanku ku siiyeen inuu soo wareejiyo hub uu isku ilaalinayey.....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 31, 2008 Saldhiga boliiska ee magaalada Baydhabo ayaa galabta waxaa la wareegay maliishiyo beeleed ka soo jeeda beelaha dega gobalka Bay kadib dagaal dhex maray iyaga iyo ciidamada dowladda ku meel gaarka ah.....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 30, 2008  Madaxweynaha dowladda kmg ayaa ka madax adeygay talooyin ay u soo jeediyeen madaxda dalalka urur goboleedka IGAD i oo ku aadanaa inuu xilka isaga dego inta aaneey dhamaan mudada dhowrka bilood ah ee u harsan.....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 30, 2008 Ciidamada dowladda federaalka ee ku sugan xerada guulwadayaasha ayaa xalay waxa ay rasaas ooda kaga qaadeen geel la sheegay inuu ku soo dhowaaday barta ay fariisinka ku leeyihiin...si akhri


 

Waqtinews.Oct 29, 2008 Shirka dalalka Igad ay isugu yeereen madaxda dowladda ku meel gaarka ee ka soconaya magaalada Nairobi ayaa la sheegay in markii ugu horeysay ay ka soo dhex muuqdeen xubno sare oo ka tirsan isbaheysiga dib u xoreynta dalka.......si akhri


 

Waqtinews.Oct 29, 2008 Qarax xoogan oo geystay qasaare xoogan ayaa gilgilay maanta magaalooyinka Hargeysa iyo Boosaaso kadib markii la weeraray xarumo ku yaala magaalooyinkaasi.......si akhri


 

Waqtinews.Oct 28, 2008 Gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Shariif Xasan sheekh Aadan oo ah gudoomiyaha golaha dhexe ee isbaheysigaasi ayaa safar aan hore loo sii sheegin waxa ay ku tageen magaalada Nairobi .....si akhri


 

Waqtinews.Oct 28, 2008 Ciidamada dowladda ku meel gaarka ah ayaa dhowr ruux ka qabqabtay degmadda Dharkeenleey ee gobalka Banaadir kadib markii halkaa lagula beegsaday qarax miino oo dhulka loogu aasay gaari Toyota ah oo ay wateen..........si akhri


 

Waqtinews.Oct 28, 2008 Dad gaaraya kow iyo toban ruux ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen markii gaari ka mid ah kuwa xamuulka oo ay saarnaayeen uu ku qalibmay meel dhinaca waqooyi kaga beegan Jowhar...si akhri


 

Waqtinews.Oct 27, 2008 Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay saakay inay labo qof oo rayid ah ku dileen degaanka Ceelasha biyaha iyaga oo ka careysan labo qarax oo saakay goor hore lagula beegsaday degaanka Carbiska ee u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye.........si akhri


 

Waqtinews.Oct 27, 2008 Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa heshiiskii Jibuuti ay ku gaareen isbaheysiga dib u xoreynta dalka iyo dowladda ku meel gaarka ah ku tilmaamay mid shirqool ah oo la doonayo in lagu mijo xaabiyo halganka ay shacabku uga soo horjeedaan cadowga qabsaday...sii akhri


 

Waqtinews. Oct 26, 2008 Wadahadaladii labadii maalmood ee ugu dambeeyey uga socday dalka Jibuuti isbaheysiga dib u xoreynta dalka iyo dowladda ku meel gaarka ah ayaa goor dhow la soo gabagabeeyey....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 26, 2008 Ciidamo ka tirsan dowladda ku meel gaarka ah ayaa maanta qarax miino lagu weeraray xili ay marayeen isgoyska afarta jardiino ee magaalada Muqdisho.
.....sii akhri


Waqtinews.Oct 26, 2008 Dagaalo culus oo u dhexeeya ciidamada Itoobiya iyo xoogaga maxaakiimta Islaamiga ah ayaa goor dhow ka bilowday degaanka Balidoogle ee gobalka Shabeelada hoose......sii akhri


 

Waqtinews.Oct 25, 2008 Dagaal culus ayaa goor dhow ka qarxay duleedka tuuladda Yaaqbari weyne ee gobalka Shabeelada hoose kadib markii jidka loo galay ciidamo Itoobiyaan ah oo saakay ka soo dhaqaaqay degaanka Leego ee gobalka Shabeelada hoose oo deris la ah degaanka Yaaqbari weyne......sii akhri


 

Waqtinews.Oct 25, 2008 Xaaladda degmadda Berdaale ee gobalka Bay ayaa kacsan kadib markii shalay duleedka magaaladaasi ay isku fara saareen ciidamo ka tirsan militeriga Itoobiya iyo kuwa dowladda ku meel gaarka ah oo wada jira iyo xoogaga Islaamiyiinta ah oo dhinaca kale ah....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 25, 2008 Wareegii sadexaad ee wadahaladii Jibuuti ee u dhexeeyey isbaheysiga dib u xoreynta dalka iyo dowladda ku meel gaarka ah ayaa la filayaa in maanta uu dalka Jibuuti...sii akhri


 

Waqtinews.Oct 24, 2008 Xildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid (Jinni-boqor) ayaa ku dhaliilay madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah C/laahi Yuusuf Axmed inuu ku fashilmay xilkii loo dhiibay, shacabkana uu ka galay dambi mahadho ah.
         sii akhri


 

Waqtinews.Oct 24, 2008 Qadkii isgaarsiinta ee magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa hawada ku soo laabatay maanta kadib markii shalay saraakiisha amaanka ee maamulka gobalka Bay ay amreen in hawada laga saaro.
              sii akhri


 

Waqtinews.Oct 22, 2008  Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa goor ka duulay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho, iyadoo aaney jirin wax weerar ah oo lagu qaaday dayuuradii qaadi lahayd......siiakhri


 

Waqtinews.Oct 22, 2008 Dagaalo xoogan oo u dhexeeya ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka oo dhinac ah iyo xoogaga ka soo horjeeda oo dhinaca kale ah ayaa lagu soo waramayaa in saakay uu ka bilowday warshadii hore ee baastada iyo daarta Xeyle Bariise ........sii akhri


 

Waqtinews.Oct 22, 2008 Gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa rajo weyn ka muujiyey wadahadalada ka soconaya dalka Jibuuti ee ay leeyihiin isbaheysiga dib u xoreynta iyo dowladda ku meel gaarka ah......sii akhri


 

Waqtinews.Oct 22, 2008 Sheekh Cabdiraxmaan Maxamuud  (Janaqoow) oo ka mid ah masuuliyiinta  isbaheysiga dib u xoreynta dalka iyo maxaakiimta Islaamiga ah ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed inaaneey buunbuunin kalafikir duwanaanshaha soo kala dhex galay isbaheysiga dib u xoreyta ....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 21, 2008 Sheekh C/raxmaan Maxamuud (Janaqoow) oo ka mid ah masuuliyiinta ugu sareysa isbaheysiga dib u xoreynta dalka iyo maxaakiimta Islaamiga ah ayaa maanta lagu wadaa inuu xaafada Tensta ee magaalada Stockholm kula hadlo Soomaalida ku dhaqan guud ahaan Stockholm....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 21, 2008 Dagaal culus ayaa goor dhow ka bilowday warshada Xeyle Bariise ee degmadda Heliwaa halkaa oo ay fariisin ka sameysteen ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ku meel gaarka ah....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 21, 2008 Kacaankii 21kii Octoober wuxuu ahaa taliskii ugu mudada dheeraa ee soo mara dalka Soomaaliya, iyadoo lagu xusuusto waxqabad fara badan iyo qaladaad iyana aan yareyn...sii akhri


 

Waqtinews.Oct 20, 2008 Dagaalyahanada ka soo horjeeda dowladda ku meel gaarka iyo xoogaga shisheeye ayaa waxa ay xoog kula wareegeen guud ahaan degmadda Dharkeenleey ee gobalka Banaadir kadib markii ay halkaa dagaal kula galeen ciidamo ka tirsan dowladda ku meel gaarka ah oo halkaa ku sugnaa......sii akhri


 

Waqtinews.Oct 20, 2008 Dhacdadan ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Garoowe Hoteel ku yaala ,ka dib markii xubno burcad badeeda ka tirsan ay soo dageen hoteelka goor fiid ah....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 20, 2008 Boliiska Sweden ayaa sheegay inay qabteen nin sadexaad oo lagu tuhmayo dilkii Sabtidii aan soo dhaafnay magaalada Stockholm loogu geystay ciyaaryahan Axmed Ibraahim Cali (Romario) oo ahaa 23 jir kubadda cagta mustaqbal wanaagsan ku lahaa, kaasi oo meydkiisa oo dhaawacyo tooreey ah ku yaaleen dad gaari ku waday ay ku hor tuureen cusbitaalka Karolinska ee magaalada Stockholm...sii akhri


 

Waqtinews.Oct 19, 2008 Dad xog ogaal ah ayaa sheegay in rasaasta xalay ka dhacday magaalada Garoowe sababteedu tahay diyaargarow la sheegay in kooxaha burcad badeedu ay ugu jiraan ....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 19, 2008 Xaalada magaalada Baydhabo  ayaa kacsan kadib markii wadooyinka  la soo dhoobay ciidamo isugu jira Itoobiyaan iyo kuwa dowladda ku meel gaarka ah.....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 19, 2008 Afhayeenka baarlamaanka federaalka Sheekh Aadan Madoobe ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qorshaha dowladda ku meel gaarka ah dhamaanteedba ay ku tagayso magaalada Nairobi ee dalka Kenya......sii akhri


 

Waqtinews.Oct 19, 2008 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo  ayaa sheegaya in dekeda magaaladaasi ay ka socoto howl lagu rarayo dhuxul la sheegay in dibadda loo dhoofinayo xili halkaa ay gacanta ku hayaan xoogaga maxaakiimta iyo Alshabaab...sii akhri


 

Waqtinews.Oct 17, 2008 Q.M ayaa  sheegtay in mar kale la qaban doono wareeg 3-aad ee wadahadalada ay isugu imaan doonaa dowlada iyo isbeheysiga....sii akhri


 

Waqtinews.Oct 17, 2008 Inta la og yahay labaatan ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyooday dagaaladii shalay ka dhacay qeybo kala duwan oo ka mid ah magaalada Muqdisho halkaa ay isku fara saareen ciidamada Amisom......  sii akhri


 

Waqtinews.Oct 16, 2008 Dagaal xoogan oo u dhexeeya ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda ku meel gaarka ah oo wada jira iyo xoogaga ka soo horjeeda oo dhinaca kale ah ayaa waxa uu ka bilowday goor dhow isgoyska km4 ee magaalada Muqdisho halkaa oo ay weerar kedis ah ku qaadeen xoogaga kacdoonka wada..sii akhri


 

Waqtinews.Oct 15, 2008 Nuradiin Aadan Diiriye oo ah nin u taagan xilka madaxtinimada maamul goboleedka Puntland ee waqooyi bari Soomaaliya ayaa bilaabay kulamo uu la yeelanayo dadka ka soo jeeda goboladaasi ee ku dhaqan Mareykanka iyo Canada...sii akhri


 

Waqtinews.Oct 15, 2008  Sheekh Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah aas-aasayaashii maxaakiimta Islaamiga ah ayaa ka hadlay khilaafaadka soo dhex galay hogaamiyayaasha maxaakiimta Islaamiga ah, xili uu socdo dagaal lagula jiro ciidamada xabashida.......sii akhri


 

Waqtinews.Oct 15, 2008  Dhaqdhaqaaqa Alshabaab ayaa xalay weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaaday garoonka dayuuradaha iyo madaxtooyada magaalada Baydhaba..........sii akhri


 

Waqtinews.Oct 14, 2008  Xaalada degaanada Fagax, Warshada baastada, warshada Xeyle Cabdi Bariise, Cali kamiin, Jamhuuriya iyo carafaat oo ka kala tirsan degmooyinka Heliwaa, Yaaqshiid iyo Wardhiigleey ayaa degan kadib dagaalo culus oo saakay halkaa ku dhex maray ciidamada.........sii akhri
 


 

Waqtinews.Oct 12, 2008 Inta la ogyahay labo ka mid ah askarta ciidamada Amisom ayaa ku dhaawacmay qarax goor dhow lagu weeraray ciidamadaasi oo marayey meel ku dhow garoonka dayuuradaha ee Muqdisho. sii akhri


 

Waqtinews.Oct 11, 2008 Boqolaal askari oo ka socda dalka Burundi ayaa maanta ka soo dagay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho xili halkaa ay hore u joogeen tiro aan badneyn oo ka mid ah ciidamada dalkaasi.


Burcad badeeda heysata markabka hubka sida oo ku hanjabay inay markabka burburin doonaan hadii aanan dalabaadkooda loo fulin si degdeg ah.

Waqtinews.Oct 11, 2008 Kooxda burcad badeeda ah ee markabka hubka sida ku heysata biyaha Soomaaliya ayaa soo saaray digniin ay ku sheegayaan inay burburin doonaan markabkaasi.sii akhri


Halkee ayuu marayaa baaritaanka ay wadaan maxkamadaha Islaamiga ah ee ku aadan dilkii Dacar Xirsi Xooshoow ?

 

Waqtinews.Oct 10, 2008 Sheekh C/raxiim Ciise Cadoow oo maxkamadaha Islaamiga ah u qaabilsan dhinaca howlgalada ayaa sheegay inay meel wanaagsan marayaan howlaha la xiriira baaritaanka cida ka dambeysa dilkii loo geystay nabadoon Dacar Xirsi oo ahaa gudoomiyaha odayaasha dhaqanka ee gobalka Hiiraan...... sii  akhri

 


Markab ganacsi oo u gacan galay burcad badeeda ka qaraabata xeebaha Soomaaliya.

 

Waqtinews.Oct 10, 2008 Markab ganacsi oo u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed ayaa burcad badeedu  ay ka qafaasheen biyaha u dhexeeya Soomaaliya iyo Cumaan....sii akhri


Kooxaha burcad badeeda ah ee gacanta ku haya markabka laga leeyahay Yugreyn oo sheegay in ay rajeynayaan in saacaha soo socda la soo gabagabeeyo heshiis lagu sii deyn doono markabkaasi.

 

Waqtinews.Oct 02, 2008 Kooxda burcad badeeda ah ee gacanta ku heysa markabka laga leeyahay dalka Yugreyn ee hubka u sida dalka Kenya ayaa sheegay inay ku dhow yihiin heshiis ay la gaaraan dowladaha ay quseyso arinta markabkan..... sii akhri


 

 


Warar sugan oo waqtiga la socda ugu kaalay waqtinews


         

 
Fadlan caawi walaalkaa
Soomaaliyeed oo
indhihiisa ku waayey
bam ku qarxay
 
Heestii Deeqa iyo Codkii
Lafoole
   (halkaan ka daawo)
Heestii wacan iyo codkii
 Shey Mire
  (halkaan ka daawo)
Inta raacday Nebiga
 (nebi amaan)dhageyso
Halkan ka dhageyso
wareysi Gudoomiyaha
jaaliyadda Soomaaliyeed
ee K/Afrika uu kaga
hadlayo xadgudubyada
 loo geysto jaaliyadda.    
    (halkaan riix)
 
Halkaan ka daawo
Magaalada Kismaayo
oo ay qabsadeen
Alshabaab. riix halkan
 
 

LA YAABKA DUNIDA .

 xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx
Nin ku fashilmay 24 haween ah
ah ee uu guursaday laakiin
markii ugu danbeysay ku
xasilay guursiisii 25aad.
 
Eey badbaadiyey gabar    
yar
 
Nin neyjeeriyaan ah oo  
lagu amray inuu furo 86
xaas oo uu qabay.
Gabar Talyaani ah oo
 ku luuqeyneysa hees
caruureed Soomaali ah
(halkaan ka daawo)
 

 

 xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
 
 
 
 
 











Copyright© waqtinews.com 2008. All rights reserved.Designed bye Ibrahin Yare
     webmaster: Jabril        Email:waqtinews@yahoo.com